Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden oo ka digay isku darka awoodda iyo hantida


Biden
Biden

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa khudbad sagootin ah oo uu xalay ka jeediyay Aqalka Cad wuxuu ka digay khatarta ka imanaysa isku darka awoodda iyo hantida.

Khudbadan ayaa soo afjaraysa tobanaankii sano ee uu siyaasadda ku jiray iyo muddo afar sano ah oo madaxweyne ahaa, iyadoo uu baddali doono Donald Trump, kaasi oo malainta Isniinta markii labaad loo caleema saaro.

Weriyaha VOA Patsy Widakuswara ayaa warbixintan diyaarisay, Ibraahim Daanduray ayaa so jeedinaya.

Biden oo ka digay isku darka awoodda iyo hantida
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG