Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden oo ka jawaabay cadaadiska lagu saarayo in aanu tartamin


Shirkii jaraa’id ee ugu horreeyay ee uu kaligiis qabto muddo sideed bilood ah ayuu madaxweynaha Mareykanka Joe Biden waxa uu muddo saacad ku dhow ka jawaabayay su'aalo u badnaa dhaq-dhaqaaqa sii kordhaya ee xubnaha xisbigiisa ee doonaya inuu ka haro tartanka doorashada, iyagoo walaac ka qaba caafimaadkiisa maskaxeed iyo kan jireed.

Warbixin ay shirlkaasi jaraa'id ka qortay VOA-da waxaa soo koobeysa Sahra Ciidle Nuur.

Biden oo ka jawaabay cadaadiska lagu saarayo in aanu tartamin
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG