Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Blinken oo Turkiga u jooga arrimaha Suuriya


Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa ku sugan dalka Turkiga halkaasi oo uu wadahadallo kula yeeshay Madaxweynaha dalkaasi, kuwaasi oo diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin xasilinta Suuriya iyo isku dhacyada waqooyiga Suuriya ku dhexmaray ciidamada Kurdiyiinta ee Maraykanku taageero iyo kuwa uu Turkigu taageero.

Warbixin ay arrintan ka qortay Reuters waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Blinken oo Turkiga u jooga arrimaha Suuriya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG