Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Australia oo baaraya weerar lagu qaaday xafiiska xildhibaan Yahuud ah


Booliska federaal ah ee dalka Australia ayaa isku dubaridayo baaritaan ku saabsan weerar ay koox wajiyada soo xirtey ay ku qaadeen xafiiska sharci-dejiye ee magaalada Melbourne.

Xildhibaanka ayaa ah Yahuud, waxaa loo adeegsadey weerarkiisa in la jabiyo daaqada laguna xardhey hadallo Yahuud naceyb ah oo lagu qorey far gaduudan sawirka xildhibaankan Josh Burns, oo xubin ka ah xafiiska gollaha wakiladda.

Phil Mercer ayaa warbixintan kasoo diray Sydney. Waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi.

Booliska Australia oo baaraya weerar lagu qaaday xafiiska xildhibaan Yahuud ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG