Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Toronto oo war kasoo saaray dhallinyaro Soomaali ah oo lagu dilay magaalaas


Booliiska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sheegay inay xalliyeen dhamaanba kiisaska dhalinyaradii Soomaaliyeed ee lagu dilay magaaladaasi sanadkan 2022 iyo waliba kii hore ee 2021.

Hadalka booliiska ayaa imanaya xilli ay socdaan dedaallo ay wadaan jaaliyada Soomaalida, kuwaasi oo la xiriira sidii wax loo qaban lahaa dhibaatooyinka haysta dhalinyarada.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Toronto nooga soo diray wariyahayaga Xuseen Nuur Xaaji.

Warbixinta booliska Toronto.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:12 0:00

XS
SM
MD
LG