London —
Maxkamad ku taal Britain ayaa xukuntay Khamiista maanta in qorshaha dowladda ee ah in dadka magangalyo-doonka ah loo diro dalka Rwanda uu yahay mid aan sharci ahayn.
Go’aankan ayaa dhabarjab ku ah ballan-qaadkii maamulka xisbiga Conservative-ka ee ahaa in la joojiyo muhaajiriinta soo galaya safarada halista ah ee Kanaalka Ingiriiska.
Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.
Madal