Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa ugu baaqay dawladda federalka Soomaaliya inay xiriir la samayso isla markaana garab istaagto maamulka la magac-baxay SSC-Khaatumo.
Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdikariim Olol.
Madal