Isku xirrada

War Deg-Deg ah

California: Khilaaf ka taagan kaarka aqoonsiga ee cod-bixiyayaasha


Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, oo ah musharraxa lagu wado in uu xisbiga Jamhuuriga ku matalo doorashada madaxtinimada, ayaa sheegay in dad ay si sharci darro ah uga codeeynayaan doorashooyinka Mareykanka, kuwaasi oo ay ka mid yihiin kuwa soo galootiga ah.

Mid ka mid ah magaalooyinka gobolka California ayaa u dhaqaaqeysa in ay soo rogto amar ama sharci qasbaya in cod-bixiyaha uu haysto kaarka aqqoonsiga, iyadoo sharcigani uu ka hor imanayo sharciyada cod-bixinta ee gobolkaasi.

Genia Dulot ayaa sheekadan diyaarisay, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

California: Khilaaf ka taagan kaarka aqoonsiga ee cod-bixiyayaasha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG