Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa loo jeediyay inay meel mariso sharciga ka hortagga Islaam naceybka, kadib markii falal naceyb la xiriira dhawaan lagula kacay masaajid ku yaalla gobolkaasi Ontario.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan ku eegaya.