Waddanka Canada, nin Soomaali ah oo 27 jir ah ayaa lagu eedeeyey in khatar ku yahay dadweynaha isla markaasna ay maxkamad ku xukuntay in Soomaaliya loo mastaafuriyo. Ninkan ayaa dhowr qof oo reer Canada u geystay dhaawacyo ay qaarkood halis ahaayeen
Iyada oo haddaba ay maxkamaddu go’aamisay masaafurinta ninkan, ayaa waxay dood adagi ka taagan tahay in xiligan Somalia loo mastaafurin karo iyo in kale, marka la eego xaaladda ammaanka Somalia.
Warka oo dhamaystiran hoos ka dhageyso.