Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Carabta, Mareykanka iyo Midowga Yurub oo ka shiray dagaalka Gaza


Saraakiil sare oo u kala dhashay Maraykanka, dalalka Carabta iyo Midawga Yurub ayaa ku kulmay magaalada Munich ee dalka Jarmalka, si ay uga wada xaajoodaan horumar laga gaaro joojinta dagaalka Gaza iyo weliba wixii la yeeli lahaa marka dagaalku dhamaado, taas oo ay ku jirto sidii caadi looga dhigi lahaa xiriirka Israa’iil iyo Sucuudiga.

Haddaba Tel Aviv iyo Riyaad oo yeesha xiriir dibalamaasiyadeed, muxuu ka bedelayaa xaaladda Israel iyo Falastiin, Israa’iilse ma aqbali doontaa hindisaha laba dawladood oo is hareer yaalla, oo kala ah Falastiin xor ah iyo Israa’iil.

Warbixinta waxa magaalada London kasoo wariyaha VOA ee Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Carabta, Mareykanka iyo Midowga Yurub oo ka shiray dagaalka Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG