Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Israel oo galay gudaha Suuriya


Kadib Markii Axadddii la soo dhaafay xukunka laga tuuray hogaamiyihii muddada dheer ka talinayay Suuriya ee Bashar Al-Assad, Israa'iil ayaa la wareegtay aagga ciidamada ka caaggan ee buuraleyda Golan, waxayna weerartay warshadaha hubka ee ku dhow Dimishiq.

Linda Gradstein ayaa VOA uga soo warantay magaalada Jerusalem. Maxamed Colaad Xassan ayaa soo jeedinaya.

Ciidamada Israel oo galay gudaha Suuriya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG