Dimishiq —
Kadib markii la riday Basar Al-Assad, maleeshiyada Suuriya ee Turkiga uu taageero ayaa wada dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah maleeshiyada Kurdiyiinta ee YPG ee Suuriya oo uu Mareykanku taageero.
Xukuumadda Ankara ayaa ku eedaysay kooxda hubaysan inay gacan saar la leeyihiin malayshiyaadka dagaalka kula jira Turkiga, waxayna balan qaadday inay ka hortageyso kooxdaasi in ay ka faa'iideysato awood la'aanta Suuriya.
Dorian Jones ayaa warbixintan ka soo diray Istanbul, Caasha Ibraahim Aadan ayaa nala socodsiineysa.
Madal