Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo sheegay inay raadinayaan caano boore oo weerary suuqa Islii


Islii
Islii

Ganacsatada Soomaalida ee suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa sheegay in ciidamo ka socda dawladda dhexe iyo waaxda canshuuruhu ay soo weerareen suuqa, ayaga oo raadinaya badeecado lagu sheegay kontarabaan.

Ganacsatada ayaa sheegay in ciidamada ay suuqa ka ururiyaan caanaha gasacadaysan ee loo yaqaan caano booraha iyo caanaha caruurta la siiyo. Caanahan ayey laamaha dawladdu ku eedeeyeen inay dalka ku soo galeen hab kontarabaan ah.

Hadaba wariyaha VOA Nairobi Intisar Salah Hussein ayaa arrintaasi ka wareysatay xoghayaha guddiga ganacsiga Islii Cumar Ibraahim.

Ciidamo sheegay inay raadinayaan caano boore oo weerary suuqa Islii
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG