Addis-Ababa —
Dalka Itoobiya oo xarun u ah ururka Midowga Afrika, waxaa in muddo ahba ka jiray colaado sokeeye oo u dhaxeeyay maleeshiyaadka qaar ka mid ah qowmiyadaha iyo ciidanka milatariga dowladda federaalka.
Waxaa jira warar sheegaya in dhawaan ay dhaceen howlgallo millatari, weeraro ay fuliyeen fallaagada, duqeymo dhanka cirka ah oo loo gaystay tuulooyin, dad la gowracay iyo dhacdooyin kale oo naxdin leh.
Haddaba warbixin ay VOA-da arrintan ka qortay ayaa waxaa inoo haya Cabdulqaadir Samakaab.
Madal