Washington —
Dadka Mareykanka ah ee asal ahaan ka soo jeeda dalka Hindiya ayay daacadnimadooda siyaasadeed baddalmeysaa, iyadoo inta badan ay u codeyn jireen Xisbiga Dimoqraadiga, laakin hadda waxaa sii kordhaya tirada Hindida sheegaya in ay u codeynayaan Jamhuuriga.
Warbixin ay arrintan ka diyaariyay Masood Farivar waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Madal