Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Ceelbuur


Dagaal
Dagaal

Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhintay qaar kalena way ku dhawaacmeen dagaal beeleed laba maalin socday oo ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, gaar ahaan furimaha dagaalka ee ay isku hor fadhiyaan Al-Shabaab iyo ciidanka Galmudug.

Maamulka deegaanka ayaa kooxda Al-Shabaab ku eedeeyay hurinta colaadaha beelaha dhexdooda ah, ayaga oo sheegay inay kooxda fursad ka raadinayso dagaallada.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Maclin Isxaaq ayaa faahaafhinta dagaalka ka waraystay guddoomiyha gobolka Galgaduud Cilmi Cani Ganey.

Dagaal beeleed dhimasho badan oo ka dhacay Ceelbuur
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG