Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal beeleed mar kale maanta ka dhacay degmada Luuq


Gedo
Gedo

Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa maalintii saddexaad ka soconaya dagaal Beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana maanta mar kale aroortii hore ee saake billowday dagaal la sheegay inay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof.

Dhinaca kale waxaa isa soo taraya baaqyada ka imaanaya mas’uuliyiinta Maamulka Jubaland si loo joojiyo colaadda.

Dagaaladii maanta ayaa wariyaha VOA-da Aaden Maxamed Salaad uu ka wareystay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Maxamed Xuseen Isaaq (Alqaadi).

Dagaal beeleed mar kale maanta ka dhacay degmada Luuq
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG