Khartoum —
Dagaal beeleedyo ka socda dalka Sudan ayaa la sheegay inay ku dhinteen tiro dada ah, ayada oo dhimashada ay sii kordheyso.
Dagaaladan ayaa la sheegay inay sidoo kale sababeen khasaaro maal, ayada oo dad badanna ay ku barakaceen.
Wariyaha VOA ee waddamda Carabta Xuseen Saxnuuni ayaa warbixintan kasoo diray magaalda Qaahira.