Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland


Dagaal xooggan ayaa maanta aagga Raas Kambooni ee degamada Badhaadhe ee Jubada Hoose ku dhex-maray ciidamo ay dhawaan halkaasi geysay Dowladda Federalka Soomaaliya iyo ciidamada Jubaland.

Dagaalka ayaa yimid kadib maalmo ay kasii daraysay xiisadda Dowladda Federaalka iyo Jubaland. Labada dhinaca ay midba kan ka kale uu ku eedeeyay inuu weerarka soo qaaday.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa magaalada Kismaayo ka soo diray wariyaha VOA Aaden Maxamed Salaad.

Dagaal dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG