Koonfurta Sudan ayaa noqnaysa dalkii ugu danbeeyay ee qaaradda Africa. Xafladda xornimada ayaa ka dhacaysa magaalada Jubba, waxaana ka qeybgalaya madax badan oo caalamka ka socda.
Qeybta hoose ka dhageyso qeybta labaad ee barnaamijyo aan uga hadlayno dalka cusub ee Koonfurta Sudan.