Washington —
Dadka codeynaya markii koowaad ee doorashada Mareykanka ee dhici doonta 5-ta November ayaa aragtiyo kala duwan ku sababeynaya musharaxiinta ay kala taageersan yihiin, waxayse dhammaan wadaagaan farxadda iyo dareenka wanagsan ee ay u leedahay in markii ugu horeysey ay codeeyaan.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo diyaarisey Falastiin Axmed Iimaan.
Madal