Minneapolis —
Kadib dayn cafiska ay Soomaaliya ka heshay waddamada iyo hay’adaha amaahda ku lahaa ayaa waxaa soo baxaya rajada laga qabo inuu kordho maal-gashiga waddanka.
Haddaba doortka qurbajoogta ee maalgashiga dalka ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Asad Khaliif Cali Weyd, oo ah agaasimaha hay’adda New American Development Center, oo ah hay’ad ka shaqaysa horumarka dhaqaalaha ee Minnesota, kana mid ahaa hoggaamiyayaasha jaaliyadda Soomaalida ee ka qaybgalay munaasabadii dayn-cafinta.
Madal