Wasiirka Arrimaha Bani'aadaminimada iyo Dib-u-dejinta isla markaasna ah kusimaha Tacliinta Sare, Maxamuud Abdi Ibrahim (Garweyne) ayaa shalay war-saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho isagoo sheegay in deeq waxbarasho ay DFKM kasoo gaartay waddamada Yemen iyo Sudan.
Wasiirku waxa uu sheegay in diiwaan galintii imtixaanada loogu tartamayey helitaanka fursadaha deeqda waxbarasho ay bilaabatay shalay oo Sabti ahayd, ayna socon doonto ilaa 4ta bisha September ee sanadkan.
Warka oo dhameystiran hoosta ka akhriso.