Toronto —
Dhallinyaro Soomaali ah oo ku dhashay iyo kuwo ku koray dalka Canada ayaa magaalada Toronto kusoo bandhigay qeybo ka mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida.
Ujeedka ayaa lagu sheegay sidii dhallinyaradaas ay wax u baran lahaayeen dhaqankood.
Warbixintan waxa Toronto nooga soo diray wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji.
Madal