Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu inoo soo diyaariyo Axmed Faarax Cali (daajaa) waxa uu todobaadkan ka hadlayaa sida maanso-yahanku u adeegsado maahmaahda marka uu gabay tirinayo isagoo taas uga gol leh inuu fariin adag ku gudbiyo.
Barnaamijka oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso.