Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilal la xiriira aano qabiil oo ka dhacay degmada Luuq


Luuq
Luuq

Dagmada Luuq ee Gobolka Gedo waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacayay dilal la xiriira aano qabiil, taasi oo dadka deegaanka ay ka waalacsan inay keeni karto in mar kale ay soo laabtaan dagaalo beeleedyo la mid ah kuwii halkaas dhacay bishii July.

Ayada oo xal laga gaaray dagaal beeleedyadii hore, ayaa hadda mar kale ay aad u kacsan tahay xiisadda magaalada, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa xiisaddan ka wareestay xildhibaan Shire Maxamed Coleey oo ka mid xildhibaanada maamulka Jubaland ee ka soo jeeda degmada Luuq.

Dilal la xiriira aano qabiil oo ka dhacay degmada Luuq
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG