Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dimoqraadiyadda oo 2024 ka shaqeyso meelo ka mid ah Afrika


Sannadkan sii dhammaanaya ee 2024-ka waxa uu ahaa sannad ay caalamka ka qabsoomeen doorashooyin badan. Qaaradda Africa, in ka badan toban dal ayaa qabtay doorashooyin madaxweyne iyo kuwa baarlamaan.

Inkasta oo xisbiyo muddo dheer talada hayay ay sii xukumayeen dalal qaar oo Afrika ah, haddana madaxda xilka haysa qaarkood waxay la kulmeen guul-darro.

Mariama Diallo oo ah madaxa VOA ee xarunta Nairobi, kana qeyb-gashay tabinta doorashooyin badan, ayaa warbixintan ku eegaysa sida dimoqraadiyaddu sanadkan uga dhex shaqeysay qaaradda. Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya.

Dimoqraadiyadda oo 2024 ka shaqeyso meelo ka mid ah Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG