Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti oo Beenisay in Ciidankeedu Duqeyn Geystay


Djibouti oo Beenisay in Ciidankeedu Duqeyn Geystay
Djibouti oo Beenisay in Ciidankeedu Duqeyn Geystay

Dowladda Djibouti ayaa beenisay in ciidankeeda Muqdisho ku sugan ay ka danbeeyeen duqeyn dhimasho dhalisay oo lala beegsaday masjidka Al-hiddaaya ee ku yaalla Muqdisho.

Duqeyntaasi waxaa ku dhintay culumo ka tirsan dariiqada Tabliiqa.

War-saxaafadeed ka soo baxay safaaradda Djibouti ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in ciidanka Djibouti ee Muqdisho uusan mas'uul ka ahayn duqeyntaasi, sidoo kalena ciidanka Djibouti ee Muqdisho uu yahay ciidan sahminaya goobaha ay degi lahaayeen ciidamada Djibouti ee dhawaan iman doono Muqdisho.

XS
SM
MD
LG