Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Golayaasha Deeganka oo ka dhacday degmooyin ka mid ah Puntland


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Doorashada Golayaasha Deeganka ee saddex degmo oo ka mid ah maamul goboleedka Puntland oo horey dib loogu dhigay ayaa maanta ka dhacday degmooyinka Garoowe, Godobjiraan iyo Dangorayo.

Kumannaan qof ayaa soo baxay si ay usoo doortaan xubnaha golayaasha degaanka oo ay ku tartamayaan axsaab kala duwan.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Nuux Muse Birjeeb.

Doorashada Golayaasha Deeganka oo ka dhacday degmooyin ka mid ah Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:49 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG