Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada kursi uu xildhibaan ka geeriyooday oo ka dhacday Kismaayo


Doorashada Jubaland
Doorashada Jubaland

Doorashada Kursigii uu dhawaan ka geeriyooday Allah ha u maxariistee Xildhibaan Maxamuud Maxamed Cumar Kuuloow ayaa saaka lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Sidoo kale maamulka Jubaland ayaa billaabay qaban-qaabada doorashada 16-ka kursi ee gobolka Gedo, taasi oo ka dhaceysa degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Faah-faahinta warkan waxaa magaaladaKismaayo kasoo diray wariyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad.

Doorashada kursi uu xildhibaan ka geeriyooday oo ka dhacday Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00

XS
SM
MD
LG