Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada golaha shacabka oo maanta ka billaabatay Ceelwaaq


Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ka billaabatay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, iyadoona ay si weyn oga soo horjeesteen maamulka Gobolka Gedo, gaar ahaan garabka ay doorashadan isku hayeen maamulka Jubaland ee doonayay in Garbahareey lagu qabto.

Doorashada Ceelwaaq oo maanta billaabatay ayaa waxaa go’aamiyey guddiga doorashada heer federaal 14-kii April, ayaga oo sheegay in Garbahaarey “aan doorasho lagu qabin karin sababo amni dartood.”

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Doorashada sideed kursi oo maanta ka dhacday Ceelwaaq
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:50 0:00

XS
SM
MD
LG