Jigjiga —
Xubnaha guddiga fulinta ee Xisbiga Barwaaqo ee Itoobiya oo maalmihii lasoo dhaafay shir uga soco nayay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in dowladda faderaalku ay aas-aastay guddiga wadahadalka xallinta dhibaatada Waqooyiga Itoobiya, kaas oo ka kooban 7 xubnood.
Maxamed C/raxmaan Gaataa ayaa warbixinan kasoo diray Jigjiga.