Galhareeri —
Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa sheegay in maanta duqeyn cirka ah lagu burburiyay saldhigyo ay al-Shabaab ku lahaayeen magaalada Galhareeri ee gobolka Galguduud.
Hay’adda sirdoonka qaranka ee NISA ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in weerarka lagu dilay 30 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, laguna dhaawacay 20 kale.
Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa duqeyntan ka wareystay wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Aaden Gaboobe.
Madal