Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Soomaaliya oo goysay qiimaha Xajka sannadkan


Xamza Cabdi Barre
Xamza Cabdi Barre

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa shalay magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay qiimaha sanadkan ee xujeyda tagaya dhulka barkaysan.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in qiimaha cusub uu xujeyda Soomaaliyeed “u baajiyey lacag ka badan 8 milyan oo dollar sanadkan kaddib markii meesha laga saaray musuq-maasuqii ka jiray adeegga Xajka, hoosna loo dhigay qiimaha.”

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dowladda Soomaaliya oo goysay qiimaha Xajka sannadkan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00

XS
SM
MD
LG