Muqdisho —
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay shuruuc cusub oo ay yeelan doonto waxbarashada sare ee dalka laga billaabo sanad-dugsiyeedka 2023/2024.
Haddaba Caasha Ibraahim Aadan ayaa arrintan ka wareysatay Nuura Mustaf Muqtaar Guudow, wasiiru-dwolaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare.
Madal