Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wajahaysa mowjado siyaasadeed oo kaga imaanaya mucaaradka iyo qaar ka mid dowlad goboleedyada.
Dhinacyada ayaa oo si xooggan uga horyimid hanaanka uu madaxweyne Xasan ku doonayo in Soomaaliya uga dhacdo doorasho, oo ah doorasho toos ama qof iyo cod ah.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Madal