Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqii magaalada Burco iyo ku-xigeenkiisa oo xilka laga qaaday


Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta yeesheen Golaha Deegaanka ee Degmada Burco ayay xilkii kaga qaadeen maayerkii hore iyo ku xigeenkiisii Cabdirasaq Ibraahim iyo Mukhtaar Baaryare.

Golaha ayaa dhinaca kale Maayer cusub u doortay Maxamed Xirsi Axmed, halka Maayer ku xigeenna ay u doorteen Suldaan Jamac Nuux.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Duqii magaalada Burco iyo ku-xigeenkiisa oo xilka laga qaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG