Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Erdogan oo sanadkan sii balaariyey saameynta Turkiga ee caalamka


Recep Tayyip Erdogan
Recep Tayyip Erdogan

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sannadkan 2024-ka dadaal xooggan ku bixiyay in uu sii balaariyo saameynta Turkiga ee caalamka.

Erdogan wuxuu ku guuleystay siyaasadda arrimaha dibadda, gaar ahaan markii uu ka shaqeeyay riditaanka Bashaar al-Asad ee Suuriya iyo xoojinta xiriirka uu la leeyahay dalal badan oo Afrikaan ah.

Si kastaba ha ahaatee, xiisadaha u dhexeeya Turkiga iyo Galbeedka way sii socdaan, gaar ahaan arrimaha la xiriira Israa’iil iyo xiriirka dhow ee Erdogan la leeyahay Ruushka.

Dorian Jones oo ku sugan Istanbul ayaa warbixintan diyaariyay. Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya.

Erdogan oo sanadkan sii balaariyey saameynta Turkiga ee caalamka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG