Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Eritrea iyo Masar oo albaabada ka xirtay qaxootiga Sudan


Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in hal million oo qof ay kasoo carareen dalka Sudan, iyagoo ku jahwareersan waxyaabaha ay ka filayeen socdaalkoodan qaxoontinimo ee uu sababay dagaalka ka socda dalka.

Xilli wadamada la jaarka ah, sida Chad iyo Koonfur Sudan, ay soo dhaweynayaan, ayaa geesta kale waddamada Masar iyo Eritrea ay iyaguna diidayaan inay albaabada u furaan.

Henry Wilkins ayaa warbixintan kasoo diray Renk oo ku taalla Koonfur Sudan. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Eritrea iyo Masar oo albaabada ka xirtay qaxootiga Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG