Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin Dilka Osama Bin Laden


Guriga la aaminsanaa inuu ku dhuumaaleysanayay Osama Bin Laden.
Guriga la aaminsanaa inuu ku dhuumaaleysanayay Osama Bin Laden.

Osama Bin Laden wuxuu noqday ninka ugu raadiska ugu raadiska badnaa ee Maraykanka ee taariikhda galay.

Osama Bin Laden, Hogaamiyaha al-Qaacida ee la dilay, wuxuu ahaa ninkii ugu raadiska badnaa Maraykanka ee taariikhda galay.

Magaciisa oo buuxa waxaa la yiraahdaa Osama bin Maxamed bin Cawad bin Leden, wuxuu ku dhashay magaalada Riyad ee xarunta dalka Sacuudi Areebiya, bishii March 10-keedii sanadkii 1957-kii, wuxuu ahaa mid ka mid ah inka badan 50 caruur ah oo uu dhalay maalqabeen iska lahaa shirkad dhisme oo u dhashay Sacuudi Areebiya, kaasoo dhintay markii uu dhalinyarada ahaa Osama Bin Laden.

Osama waxaa ciidamo Maraykan ah ay ku dileen magaalada Abu Tabbad oo ku dhow magaalada Islamabad ee caasimadda dalka Afqaanistaan, May 01, 2011.

XS
SM
MD
LG