Muqdisho —
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya oo habriaaciisa uu ansixiyey baarlamanka federaalka. Waxaa magaalada Nairobi nooga soo diray wariyaha VOA-da Khadar Maxamud Xareed.
Madal