Barnaamijka Toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa waxa xigi doona marka xilliga DKMG ah ee Somalia oo bisha August ee sanadkan ku egi uu dhamaado.
Waxa barnaamijka toddobaadkan marti ku ah:
1- Xildhibaan Daahir Maxamuud Geelle
2- Dr. Maxamuud Maxamed Culusow
3- Danjire Cumar Idiris
4- Xildhibaan Xareed Xasan Cali
Barnaamijka oo dhameystiran hoosta ka dhageyso