Barnaamijku wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay shirka wadatashiga Garowe ee ay soo qaban-qaabisay QM kaasoo looga doodayo khariidda xilliga kala guurka looga baxayo, waxaana ka qeybgalayay kooxaha Soomaaliya.
Barnaamijkan waxaa magaalada Nairobi ku soo diyaarisay soona jeedinaysa weriyaha VOA Sahra Cabdi Axmed.
Barnaamijkan waxaa ka qeybgalaya oo ka dooddaya arrimaha shirka Garowe,
Caasho Axmed Cabdalla, oo ka tirsan baarlamaanka
Cabdalla Xaaji Cali oo horey uga tirsanaa baarlamaanka
Cadde Gaabow oo horey u soo noqday guddoomiyaha gobolka Benaadir.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhageyso.