Barnaamijkan wuxuu ku saabsan yahay xaaladda amniga, dilalka lagu bartilmaameedsanayo saraakiisha Puntland iyo waliba dilalka aanooyinka qabiilka ee ka dhaca Puntland.
Waxaa ka qeybgalaya;
Cali Max'ed "Cali Hayaan" Wasaaradda Amniga
Max'ed Cali Yusuf "Gaagaab" oo M/weyne kuxigeenka ka soo noqday Puntland
C/laahi Cali Faarax "C/laahi Dheere" oo la shaqeeya Waaxyaha Cadaaladda Minnesota.
Dahir Mire Jibrill oo madax u ah urur u ololeeya xuquuqda Soomaalida Minnesota.