Hargeisa —
Fadhigii maanta ee golaha Guurtida Somaliland ayaa u baaqday kooram la'aan, taas oo macnaheedu yahay in tirada xidhibanada soo xaadiray ay gaari waayeen in sharciyan goluhu ku furmi lahaa, iyadoo xilligan ay Somaliland ka jiraan colaado beeleedyo.
Warka waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal