VOA-da ayaa ku casuumtay aqoonyahanno Soomaaliyeed inay falanqeeyaan heshiiskii madaxda dowladda ay ku gareen Kampala.
Aqoonyahannadan waxaa ka mid ah, Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo wax ka dhiga Jaamacadda Qadar, Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota, Suxufiga ruug caddaaga, Maxamed Abshir walde.