Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn: Sanad kadib maxaa laga bartay dagaalka Gaza?


Guryo ku burburay duqeymaha Israel, magaalada Khan Younis ee koonfurta Marinka Gaza, Oct. 7, 2024
Guryo ku burburay duqeymaha Israel, magaalada Khan Younis ee koonfurta Marinka Gaza, Oct. 7, 2024

Sannad ayaa maanta laga joogaa marki uu billowday duullaanka ay Israel ku qaadday Marinka Gaza, kaas oo ay uga jawaabeysay weerarki 7-badi October ay Xamaas ku qaadday koofurta Israel.

Saacado ka hor inta aanan la gaarin sannad-guurada koowaad ee weeraradi 7-da October, ayay Axaddii shalay ciidamada Israel gantaallo cirka ah ku duqeeyeen bartilmaameedyo ku yaalla Gaza.

Colaadda ayaa ku fidday meelo kamid ah Bariga Dhexe oo ay ku jiraan Iran, Lebnaan, Yemen iyo Syria halkaasi oo gantaallo iyo madaafiic ay ksu weydaarsadeen Israel iyo kooxaha hubeysan ee Iran ay taageerto.

Haddab sanad kadib dagaalkaan maxaa laga bartay sideese caalamka u saameeyay caalamka, iyo su’aalo kale ayaan weydiiyay Cabdiqafaar Wardheere oo ka faallooda arrimaha caalamka.

Falanqeyn: Sanad kadib maxaa laga bartay dagaalka Gaza?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG