Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Nuxurka khudbaddii madaxweyne Joe Biden


USA-ELECTION/BIDEN
USA-ELECTION/BIDEN

Madexweyne Joe Biden ayaa xalay dadweynaha Mareykanka u jeediyey khudbad uu sharraxaad uga bixinayo sababaha uu uga harey tartatanka madaxweyninimada ee Mareykanka laga qaban doono November sannadakan.

Khudabadaas oo malaayiin qof ay daawatey waxa ka mid ah dadkii guryahaooda ka fiirsadey, Madaxa Laanta Af Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxaman Yabarow, oo si aad ah ula socda siyaasadda Mareykanka.

Maxamed Cabdi Xasan oo ka tirsan Laantan Af Soomaaliga ayaa Yabarow ka wareystey nuxurkii ay laheyd khudabaddaasi.

Fallanqeyn: Nuxurkii khudbaddii madaxweyne Joe Biden
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG