Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fallanqeyn: Sidee u dhacday dooddii Trump iyo Harris?


Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo Dimoqraadi ah, iyo Madaxweynihii hore Donald Trump oo Jamhuuri ah, ayaa habeenkii Talaadada yeeshay dooddii ugu horreysay ee madaxweyne.

Dooddan oo socotay 90 daqiiqo ayaa ka dhacday xarunta Machadka Qaran ee Dastuurka ee magaalada Philadelphia, waxaana marti-geliyay TV-ga ABC.

Madaxa Laanta Af -Soomaliga ee VOA Cabdiraxaman Yabarow oo, aad ula socda siyaasadda Mareykanka, ayaa wariyaha VOA Cabdixakim Maxamud Shirwac uu wax ka weydiiyey arrimaha ku xeeran dooddaas iyo waxyaabihii laga bartay.

Fallanqeyn: Sidee u dhacday dooddii Trump iyo Harris?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG